12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cali Khaliif oo kuraas ka dalbaday mar uu la kulmey Muuse Biixi

Cali Khaliif ayaa kuraas ka dalbaday mar uu la kulmey Muuse Biixi. Cali Khaliif ayaa kooxdiisa Khaatumo heshiis aan buurnayn la galeen maamulkii Siilaanyo



Muuse Biixi oo ku shubtey doorashada ayaa cod aan badneyn ka helay gobolka Sool laakiin ay xisbiga Wadani ku guuleysteen dhamaan gobolada darifyada.



Xisbiga Wadani ayaa isagu ku gacan sareeyay gobolka Awdal iyo dhamaan gobolada kale.

Lama garan karo kuraasta Cali Kjhaliif raadinayo inuu ka heli karo Muuse Biixi oo maamulkiisu aan waxba ka duwanaan doonin kan hadda ee uu ka mid ahaa,

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS