Cabdiwelli Gaas ayaa ka hadlay weerarka Maraykanku ku hayo argagixisada Daacish oo baryahan duqeymo lagu waday gaar ahaan kuwooda fuleyda ah ee isku qarinaya buuraha teedsan xeebta Bari.
Gaas ayaa xusay in duqeymaha dawladda Mareykanka ay sare u qaadayaan Burburka ka dhanka ah Kooxda dhiigmiirtatada ee la baxdey Daacish.
Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in ciidamada Puntland ay xoojinayaan dagaalka ay kula jiraan Kooxdaasi oo marmar soo weerarka ciidanka maamulka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay