Dirawalkii madaxweyne Siilaanyo ayaa tahriibay sida laga soo xigtey ilo wareedyo ka agdhow qoyska madaxweynaha Somaliland ee xilkiisii dhamaanayo usbuuc iyo badh kadib.
Wargeyska Geeska ayaa ka wax ka qorey in mid ka mida dirawalada Siilaanyo oo ka hilaabtey meesha dhulkana u risiq doontey. Dirawalkan ayaa isku dhiibi doona qabiilada Koofurta.
Waxa cajiiba Siilaanyo oo qaata 12,000 oo doolar in uu maareyjn waayay dirawaladiisa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay