Ciyaaraha maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa isku aadka la diyaariyay. Waxa dhamaanba soo gaaray magaalada Muqdisho ciyaaryahanada ka socda maamul goboleedyada.
Puntland oo hore u garaacday maamul goboleedyada Koofurta iyo Bartamaha ayaa doorkan la geliyay kooxo khatara.
Isku aadka ayaa sidan u dhacay:
Group A:
Banaadir, Galmudug iyo Jubaland.
Group B:
Puntland, Hirshabeele iyo Koonfur Galbeed.
Warbixintii C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay