November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Arag muuqaal xafladii bandhiga dhaqanka iyo taariikhda reer Adal iyo daahfurkii xadaaradii Adal

London–Waxa Sabtidii London lagu qabtey bandhigii dhaqanka iyo sooyaalka reer Awdal iyadoo halkaasi daahfur looga dhigey buugaag la yiraa xadaaradii reer Adal oo uu qorey qoraaga da’da yar ee Shucayb Cabdi Aw Jibriil. Xafladan ayaa aad looga soo qaybgalay waxana goobta laga jeediyay hadalo ku haboon munaasabada.

WP_20150330_005WP_20150330_013WP_20150330_009WP_20150330_003

ARAABINEWS