Faahfaahino dilal ka dhacay Muqdisho iyo cida ka dambaysay
Faahfaahino dilal ka dhacay Muqdisho iyo cida ka dambaysay. Xaafada Siliga ameerikaanka ee Degmada Dharkenley ayaa xalay waxaa lagu dilay nin la sheegay inuu dadka degaanka kamid ahaa, dilkiisa waxaa loo adeegsaday Qori AK47, waxaana meydkiisa la keenay xarunta danbi barista..
Labo Wiil oo wada dhashay ayaa sidoo kale xalay lagu dilay degaanka ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, waxaana dilkooda geystay Kooxo ka tirtsan argagixisada.
Ciidamada dawladda Soomaaliya oo soo gaaray goobaha ay ka dhaceen dilalka ayaa halkaasi ka sameeyay baaritaano, ilaa iyo haddana faahfaahin kama bixin cid lagu soo qabtay.
Amniga magaalada Muqdisho ayaa maalmihii lasoo dhaafay ahaa mid wanaagsan, waxaana ciidamada dawladda ay wadeen howlgallo lagu adkaynayo Ammaanka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...