Sucuudiga ayaa dib u fasaxay shaneemooyinka oo albaabada loo laabay 30 sano kahor. Dhaxalsugaha dalkaasi oo taageero ka haysta aabihii ayaa hore u sheegay in Sucuudigu faraha ka qaaday Wahaabiyada.
Sucuudiga ayaa hadda sheegay I sanadka soo socda la furi doono ka ganacsiga shaneemooyinka si bay yiraahaan dalka dakhli u soo galo korna loogu qaado tayada dhaqaalaha dalka oo hadda ku xiran saliida.
Hiba Tawaji ayaa ahayd gabadhii ugu horeysay ee ka heesta goob fagaare muddo aad u dheer ayadoo Sucuudiyiintu u heeso doontaan Lubnaan iyo Carabta kale ee xorta ah.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS

More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay