Argagixiso lagala baxay jaamacad ku taala magaalada Muqdisho. Ciidamo si aada u tababaran oo weliba ah kuwa ay bixiyeen lacagta tababarkooda dadwlada Imaaraadka ayaa hawlgalkan fuliyay.
Dad goobjoogeyaala oo ku sugnaa jaamacada ayaa warbaahinta u sheegay inay arkeen dad lala baxay. Askarta ayaa u sheegay dadka joogey jaacada inay is dejiyaan.
Waxbarashada ayaa ah meelaha laga soo weeraray dhalinteena waxana dalka ka dilaacay goobo sheeganaya jaamacado laakiin ka hoose waxbarashada dugsiga sare.
Waxa goobta iyaguna soo gaaray ciidanka nabadsugida oo dhankooda bilaabay baaritaano. Ma jiraan wax wara oo ka soo baxaya nooca ay yihiin argagixisada lala baxay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay