10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Sawiro laga soo qaaday gawaari badeecad wada oo argagixisadu ku gubtey Hiiraan

Sawiro laga soo qaaday gawaari badeecad wada oo argagixisadu ku gubtey Hiiraan. Gawaadhidan ayaa badeecada u waday ismaamulka Somalida Itoobiya iyo gobolada Bay iyo Bakool.



Waxana lahaa dad ganacsato ah. Argagixisada ayaa lagu yaqaan xaalufinta hantida dadka ayadoo xagooda aanay xisaabsanayn hantida diintu sheegtay in aan loo dhawaan.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS