10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Reer Yurub oo diyaarinaya qorshe ka dhana xagjir Trump oo ku aadan Qudus

Reer Yurub ayaa diyaarinaya qorshe ka dhana xagjir Trump oo ku aadan Qudus. Madaxda reer galbeedka oo shir ka yeelanaya Al-Qudus ayaa niyadjab ku ridaya Trump.



Faransiiska iyo Beljimka ayaa qorshaynaya in ay xubnaha kale ee midowga Yurub hordhigaan qorshe ah in Al-Qudus tahay magaalo la wada leeyahay oo ka dhaxaysa dadka degan.

Warbixin uu bixiyay sarkaal Yuhuuda oo ka tirsan wasaarada arimaha dibedda uuna ku qorey bartiisa Twitter ayuu deg deg u codsaday in wadahadal lala galo Falastiinta.



Sarkaalkan ayaa sheegay in warbixinta midowga Yurub noqon doonto mid adag.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS