Is dhex yaaca wasiirada Xasan Kheyre iyo Yuusuf Garaad oo arimo aan loo diran ka Hadley. Wasiirkan oo ah wasiir arimo dibadeed ayaa bartiisa baraha bulshada kaga Hadley xasuuq argagixisadu ka fulisay dugsi lagu tababaro askarta booliiska.
Wasiirkan ayaa ka hadlay khasaaraha naftii halige ka tirsan argagixisada uu halkaa ka gaystey. Wuxuuna wax ka sheegay khasaaraha oo aan ahayn hawl isaga loo dirty farxadna u ah argagixisada.
Waxa jirey dhawaq ah in wasiirkan laga eryo dawlada maadaama uuna khibrad u lahayn hawsha loo dhiibtey kuna yimi kaliya nidaamka 4.5. Maaha markii ugu horeysay ee uu faraha la galo hawl aan loo dirin.
Wasaarada u qaabilsan artimaha ayaan ka hadlin inta cadowgu diley si ayna u sii farxin inkastoo isla kuwa agjooga ay u yihiin ama u gudbiyaan warka.
Naftii halige ka tirsan argagixisada oo la soo dhaafiyay irida ayaa galaaftey nolosha askar booliisa oo aan waxba galabsan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay