19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Saxafiga Cabdulmaalik Coldoon oo ka hadley nin majaajilayste oo Hargeysa lagu garaacay

Saxafiga Cabdulmaalik Coldoon ayaa ka hadley nin majaajilayste oo Hargeysa lagu garaacay. ninkan oo can ka ah baraha bulshada isticmaalana telefoonkiisa inta badana dhalinta maaweeliya ayaa Hargeysa yimi.



Ninkan o lagu magacaabo Dabcasar ayaa ka hadla waxyaabo dadku ka xishoodaan. Foolxumada dhacday waxa shalay ciidanka Muuse Biixi ku garaaceen Hargeysa.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=QAJ8LqVJhso[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS