Ruug cadaa Bile Rafle Guuleed ayaa Boorama lagu dhaweeyay. Bile Rafle ayaa ka mid ahaa raga ugu waxqabaka badan dawladii u dambeysay ee Somali leedahay.
Bile Rafle ayaa burburiyay cooshadihii ka dhisnaa magaalooyonka Boorama iyo Hargeysa kuwaas oo lagu bedelay guryo dhagaxa oo berigaa ka jirey kaliya qaybta shacabka iyo Camuud.
Ruug cadaagan waxqabadka badnaa ayaa Boorama u yimi inuu dib u soo arko magaaladii uu bilicdeeda hagaajiyay todobaatanadii, xilligaas oo dalku ku jirey horumar saaida.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=yNglF6mc7is[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay