04/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirada Muuse Biixi oo noqdey kuwii ugu liitey iyo tababar loo furey

Wasiirada Muuse Biixi ayaa noqdey kuwii ugu liitey iyo tababar loo furey. Muuse Biixi oo askari ah ayaa soo xushey dad ay isku dhow yihiin aqoon ahaa amaba ka liita oo an la doodi Karin.



Machad tababara oo ku yaala Hargeysa ayaa la filayaa inay aqoon kororsi siiyaan wasiirada Muuse Biixi inkastoo xafiska Muuse Biixi ka hadal. Wasiirada ayaa waxa ku jira kuwa aan dughsi sare dhamaysan.



Casharada ayaa loo siin doonaa si wadajira. Duruusta la bari doono oo lagu soo diyaariyay Ingiriiska ayaa waxa ku jira anshaxa dadka loola dhaqmo, mida shaqada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS