Ciyaaryahanada Puntland ayaa aad loogu soo dhaweeyay Garoowe. Soo dhaweynta kooxda kubadda cagta ee Puntland ayaa waxa ka qayb galay dadweyne aad u farabadan iyo masuuliyiinta sare ee maamulka.
Kooxda kubadda cagta ee Puntland ayaan ku guulaysan koobka waxayse soo bandhigeen ciyaar wanaag iyo is dhegal fiican oo ay kala kulmeen Muqdisho.
Ciyaarihii maamul goboleedyada iyo Banaadir ayaa waxa ku guulaystey Kismaayo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS












More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay