04/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo amrey in dhalinta timaha laga jaro iyo booliiska Hargeysa oo baacsi ku jira

Muuse Biixi ayaa amrey in dhalinta timaha laga jaro iyo booliiska Hargeysa oo bilaabay in dhalinta dib timaha loo jaro. Amarka Muuse Biixi ayaa dhalintu ku tilmaameen mid lagu qarinayo hawlaha ka waaweyn.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=HZnJ43fonDQ[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS