Maamulka Somaliland ayaa sheegay in shirkad Imaaraadka ku xiran siiyeen shidaal baaris. Shirkadan oo Shiine ah ayaa wasiirka Muuse Biixi ee macdantu maanta la saxiixdey heshiis.
Maamulka ayaa u dhawaan Karin gobolka Awdal maadaama shirkado Maraykana ay hore heshiis ula gashay dawladii Somaliya intii ayna burburin.
Sharikaddaasi oo lagu magacaabo BGP ayaa Shiddaal ka baari doonta Gobollada Sanaag iyo Saaxil waxaana ay shaqo bilaabi doontaa Bisha labaad ee Sanadkaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay