09/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS

Faysal Magafe oo sheegay in kastanka Saylac lagu ka tagey markuu ka taajirey reer Awdal

Faysal Magafe ayaa sheegay in kastanka Saylac lagu kala tagey markuu ka taajirey reer Awdal. Faysal Magafe oo hooyooynka buga cashuuri jirey ayaa sheegay in gawaadhi yari hadda yimaadaan Lawyacado.

Ninka lagu bedelay oo isna u dhashay beesha dhexe ayaa wata ciidankiisa ilaalada oo iyaguna ka socda beesha dhexe halka deegaanka ayna waxba ku lahayn magaalada.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Fvjypv6aGdg[/embedyt]



MAxamed Yuusuf

ARAABINEWS