08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xisbiga Wadani oo dalbadey in la baaro Faysal Magafe oo dhacay dadka reer Awdal

Xisbiga Wadani ayaa dalbadey in la baaro Faysal Magafe oo dhacay dadka reer Awdal. Maamulihii kastanka Lawyacado ee beesha dhexe u joogey Faysal Magafe ayaa laga bedelay laguna bedelay mid isla beesha dhexe ah.



Xisbiga Wadani ayaa sheegay in ninkani fiqiir ahaa marka la eego mishaharka uu qaadan jirey in hantida uu sameeyay ayna iskeenayn loona baahan yahay haddi sharci jiro in la baaro.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=cqxY3QepNE4[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS