November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wasiirka qorsheynta dawlada Somaliya oo booqdey jaamacada Maakhir ee Badhan

Wasiirka qorsheynta dawlada Somaliya ayaa booqdey jaamacada Maakhir ee Badhan ee gobolka Sanaag. Booqashada wasiirkan ayaa aad loo amaanay asagoo ka wardooney dadkiisa.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=qJ29shZk2X4[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS