Imaaraadka ayaa toos faraha ugula jira Somaliya waxa looga faaloodey kaftanka siyaasada. Imaaraadka oo ah dalyar oo dakhliga ugu weyn boqolkiiba 98 uu ka soo galo saliida ayaa kibirsan.
Dadka Imaaraadka ayaa ah wax aan ka badnayn 2 milyan oo ay u shaqeeyaan 7 milyan oo ajaaniba ayaa ah meel lays gumeysto oo dadku ayna xor ahayn laguna xiri karo.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=mkl_KrjtmZg[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay