Xubnaha qaramada midoobey ayaa si toosa u cambaareeyay Trump oo Iiraan farogeliyay. Waxa baryahan Iiraan ka jirey banaanbaxyo rabshado wata oo aan la garanayn halka ay ku socdaan.
Banaanbaxyada ayaa markii hore ahaa kuwo lagu rabey in wax laga qabto shaqo la’aanta iyo maciishada kacday ayaa waxa jirey kuwo u hoosgeliyay burburin iyo sheekhda Iiraan oo lagu weeraro.
Waxa Iiraan xirtey dad aad u farabadan si amniga la soo celiyo. Hadaba waxa banaanbaxyadan taageeray Trump lacagna ku bixiyay.
Kulan qaramada midoobey uu Trump codsaday ayaa xubno ku jira oo weliba leh awooda diidmada ay Trump ku cambaareeyeen sida uu u dhaqmayo.
Faransiiska ayaa sheegay in banaanbaxyadu ayna khatar ku ahayn nabada aduunka halka Ruushku sheegay in ay tahay arin u khaasa Iiraan.
Trump oo hadda la sheegay in maskaxdiisu caadi ahayn ayaa raba inuu Iiraan weeraro si Yuhuudu u noqoto ta kaliya ee ka talisa bariga dhexe.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay