Wasiiradii dhawaan la magacaabay ayaa maanta la dhaariyay. Sadexdan wasiir oo loo kala magacaabay arimaha dibedda, gudaha iyo warshadaha ayaa xilkooda la wareegaya berito.
Sadexdan wasiir ayaa lagu bedelay wasiiradii uu eryay RW Xasan Kheyre. Lama hubo inay keeni doonaan wax isbedela ayadoo la ixtiraamayo nidaamka quudhsiga ee 4.5.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay