05/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xasan Sheekh oo si xun u cambaareeyay weerarkii wuxuushnimo ee argagixisada shabaab in ka badan 140 ardey ah+MUUQAAL

Muqdsisho–Madaxweynaha Somaliya ayaa si xun u cambaareeyay weerarkii wuxuushnimo ee ay ku qaadeen argagixisada shabaab ee wata diinta cusub ee ka dhanka baniaadamka. Argagixisada ayaa subax aroora oo ardeydu hurudo rasaas ku toosiyay halkaana ku xasuuqey ilaa boqol iyo afartan ardey oo waalidkood muslim iyo gaalba ku soo tabceen.

C/llaaahi Warmooge

ARAABINEWS