11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray deegaanka Carmo ee Bari aadna loo soo dhaweeyay: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray deegaanka Carmo ee gobolka Bari halkaas oo aad loogu soo dhaweeyay. Safarka madaxweyne Farmaajo ee Carmo aya ah mid dhanka lugta ah waxaana ku wehelinaya madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas,wasiiro.



Madaxweyne Farmaajo ayaa Kaga Mahad Celiyay Soo Dhaweynta Wanaagsan ee dadka deegaanka ay u sameeyeen iyo nabad jeclidooda.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS