11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirada Muuse Biixi magacaabay oo qaarkood aanan buuxin shuruudaha wasiirnimo

Wasiirada Muuse Biixi magacaabay oo qaarkood aanan buuxin shuruudaha wasiirnimo. Waxa sidaas sheegay xoghayaha golaha wakilada oo saxafada la hadlay. Hore ayaa loo sheegay in ay jiraan wasiiro dugsi sare aan dhamaysan.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=rVywSywDMLA[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS