Boorama–Gudoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka Awdal ayaa xilka u tiriyay midka cusub sida uu isagu sheegay in kursiga ku xigeenka ay beeshiisa (Ciise) markasta fadhiisan doonto. Cabdi Nuur Sugaal oo kursiga loo ilaaway ayaa ka sheekeeyay cadaalad xumo uu hadana ku faanayo oo uu ku dhaqi jiray caaqiliinta magaalada isagoo sheegay in caaqilka dhinta la siin jiray 2 milyan oo lacagta Siilaanyo ah halka xaaskiisa geeriyoota kaliya la siin jiray caaqilklaas haL milyan lacagta beesha dhexe.
Waana xil wareejintii ugu xumayd oo ay ka baxeen laba arimood: cadaalad xumo uu sameeyay isagoo hooyada dhibka badan martey kaliya u quudhey Hal milyan halka uu qabyaalada cad ka sheegay in kursiga gudoomiye ku xigeenku u xidhan yahay beeshiisa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay