Qaramada midoobey oo Somaliya lacag ku raadsanaysa ayaa sheegatay yabooh dhan dhan 1 bilyan doolarka Maraykanka. Shir RW Xasan Kheyre ayaa gudoomiyay shir ka dhacay Muqdisho.
Masuuliyiinta Qaramada midoobey ayaa sheegay in Somaliya u baahan tahay lacagtaas si bey sheegeen loogu gargaaro dad gargaar u baahan oo abaaro ku soo socdaan.
C/llaaghi Warmooge
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay