Garoowe oo maalintii labaad la cunin qaadka Kiiniya. Qaadka miirowga ee laga beero Kiiniya ee malaayiin doolar laga sameeyay ayaa laga waayay magaalada.
Dadka iibiya Jaadka ayaa u sheegay warbaahinta ku taalla degaanada maamulka PuntlandĀ in mudooyinkii la soo dhaafay ay jireen dhibaato lagu qabay Qaadka.
Waxayna tilmaameen inuu noqday wax aan la cuni karin oo adag aana la calalin karin, islamarkaana degaanada Puntland loo soo dhoofiyo qaad qurmay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay