Caabudwaaq–Wasiirka difaaca Somaliya jeneral Diini ayaa la kulmey waxgaradka iyo odayaasha degmada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud, halkaas oo odayadu ka soo baxeen shirka maamul u samaynta gobolka. Shirka uu wasiirku la qaatay ayaa lagu lafogurey sidii xal looga gaari lahaa khilaafka ka taagan maamul u samaynta Galguduud.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![Caabudwaaq[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/04/Caabudwaaq1.jpg)
![Caabudwaaq1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/04/Caabudwaaq11.jpg)
![Caabudwaaq2[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/04/Caabudwaaq21.jpg)
![Caabudwaaq3[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/04/Caabudwaaq31.jpg)
![Caabudwaaq4[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/04/Caabudwaaq41.jpg)
![Caabudwaaq5[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/04/Caabudwaaq51.jpg)
![Caabudwaaq7[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/04/Caabudwaaq71.jpg)
![Caabudwaaq91[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/04/Caabudwaaq911.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay