Maxaabiis maanta laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Maxaabiistan ayaa diyaarad ay bixisay dawlada Somaliya looga soo qaaday dalkaasdi Hindiya oo ay dhamaysteeen xukunadii lagu ridey.
Tirada maxaabiistan ayaa ahayd 41 maxbuus oo dalka Hindiya uu kala yimi xeer ilaaliyaha qguud ee qaranka Axmed Cali Daahir, safiirada Somaliya ee Hindiya iyo xubno kale.
Waxa garoonka ku soo dhaweeyay RW Xasan Kheyre iyo xubno ka tirsan wasiiradiisa iyo golaha barlamaanka. Maxaabiistan oo kala duwan iskugu jirana kuwa da’ah iyo dhalinyaro ayaa laga diidey racfaan.
Waxa wejiyada maxaabiistan ka muuqdey diif iyo daal iyo rafaad. Dhalinyaradan Soomaaliyeed ayaa dalka Hindiya waxaa lagu xiriray sanadkii 2011-kii.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay