Madaxweynaha Puntland Cabduwelli Gaas ayaa magacaabay taliyeyaal ka tirsan cidanka booliiska. Boosaskan ayaa hore u banaanaa oo u baahnaa in la buuxiyo.
Markuu tixgeliyey: Aqoontooda iyo khibradooda shaqo.
Wuxuu xeeriyey
- Waxaa S/GUUTO Cabdulaahi Shire (Dool) loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Boosliska Puntland.
- Waxaa G/Sare Bile Faarax Cali loo magcaabay Taliye ku xigeenka Koowaad ee Ciidanka Booliska Puntland.
- Waxaa G/Sare Cusmaan Xassan Cuuke loo magcaabay Taliye ku xigeenka Labaad ee Ciidanka Booliska Puntland.
- Xeerkani wuuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxwaynuhu saxiixo wuuna saxiixay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay