06/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG badhasaabka Siilaanyo ee Borama oo gacan loola tagi gaaray xilli maamul xumo dhacday

Boorama–Xildhibaanada golaha deegaanka Boorama ayaa ku sigtey in ay gacan ula tagaan badhasaabka Siilaanyo ee Ramaax xilli ay timi maamul xumo..maamul xumadaa oo ay ka xanaaqeen qaar ka tirsan golaha deegaanka. Samee xisaab xidh iyo hawl aniga ii taal maaha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS