06/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beelaha Habaryoonis (Isaaq) oo shir jaraaid ku sheegay in Siilaanyo waxba ka sugeyn+MUUQAAL

Ceerigaabo–Beesha Habaryoonis (Isaaq) ayaa shir jaraaid kaga hadlay in Siilaanyo ayna waxba ka sugeyn oo hadalo hore ay qaldanaayeen. Beelahan ayaa iyagu leh xisbiga Wadani waxayna rabaan in ay xukunka kaa wareegaan beesha ay hayaan ee Habarjeclo (Isaaq).

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS