06/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi oo waraysi khaasa ku taabtey Awdalstate Wabar Saylici Ramaax iyo xaalada gobolka+MUUQAAL

Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi ahna gudoomiyaha golaha guurtida Awdalstate ayaa waraysi khaasa siiyay warbaahinta Araabinews kaas oo uu kaga hadlay dhinacyo badan oo ay ugu horeyso wararkii ugu dambeeyay ee Awdalsta iyo madaxweynaheeda, xiriirka Awdalstate iyo kacdoonka Suldaan Wabar iyo Cabdi Shide, waraysiyo C/raxmaan Saylici bixiyay oo uu jawaab kulul ka bixiyay, waxa kale oo uu si kulul u weeraray badhasaabka Siilaanyo ee Ramaax iyo ugu dambeyn siyaasada gobolka iyo wadamada jaarka.

ARAABINEWS