Doorashadii ka dhacdey Jowhar xalaal ma ahayn laakiin waan ku qancay waxa sidaas yiri gudoomiyihii hore ee sirdoonka Somaliya Sambalooshe oo lagu garacaay kursiga.
Sambaloolshe ayaa sheegay inuu kursigiisa ku waayay ilaa Saddex arrimood oo kala ah Guddiga Doorashooyinka oo hab aan wanaagsaneyn howsha u waday, Faragelin toos ah oo Dowladda Doorashada ay ku heysay iyo Ergada oo lacag garka loo geliyay, si ay ugu codeeyaan qofka ay Dowladda wadato.
Wuxuna tilmaamay in Dawladda Federaalka ay maalgelineysay Nuur Iidow Beyle oo xildhibaanimada kaga guuleystay isaga.
Nuur Iidow Beyle oo ah xildhibaanka guuleystay oo ka hadley eedaynta ah inuu kursiga ku helay taageero ayuu tilmaamay inayna waxba ka jirin oo goobjoog ahaayeen madaxda gobolka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay