Ciidan gadoodsan oo Dhulbahante ah ayaa calanka Somaliland ka taagey Boocame. Ciidankan oo ah dadka deegaanka iyo siyaasiyiin kale ayaa calanka maamulka ka taagey Boocame.
Waxay ka cadhaysan yihiin in Puntland ku guuldaraysatey in ay wax ka qabnatop weerarka Muuse Biixi ku qaadey Tukaraq. Ciidan taabacsan Somaliland oo Dhulbahante ah ayaa hore u joogey deegaanka.
Siyaasiinta Dhulbahante ayaa dareensan in Puntland ay ka gaabisay inay wax ka qabato dadka deegaanka e ka cadhaysan gardarada dadka la soo hubeynayo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay