Siyaasi Cali Faarax Cabdulaahi ayaa si kulul uga hadley xasuuqii Muuse Biixi ee 4 Feebarweri. Ma welli ayaad u sacabo tumaysaan oo u kala badinaysaan idinkoo og xasuuqa uu gaystey.
4 Feebarweri ayaa ku ah maalin madow dadweynaha reer Awdal maalintaas oo ciidankii Mingeste iyo SNM oo horkacaysa ay barakiciyeen magaalada Boorama, dhulka la simeen Dilla, xasuuqeena kumanaan reer Awdala.
Waxa ciidanka SNM hogaminayay Muuse Biixi oo wata kaareyaasshii Mingeste kuwaas oo uu dulmariyay degmada Dilla, halka Booramana kaga soo ganay goobta loo yaqaan dhigta ama xooga ka soo horeeya.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=tLAdD5DS_iU[/embedyt]
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay