Badbaadinta doon ku caaridey Boosaaso oo hawsheedii la galay. Waxa socda badbaadinta miciishada saran doon ku soo caaridey dekedda Boosaaso oo qolada dekedda maamuleen diideen inay badbaadiyaan.
Doonta ayaa biyo soo galeen, waxana hadda la wadaa sidii miciishadaa iyo alaabaha kale looga badbaadin lahaa. Kulan dhexmaray shirkada iyo ganacsatada ayaa fashil ku dhamaadey.
Doontan ayaa soo caaridey m,uddo laba maalmood kahor ah.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay