20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Argagixisada Shabaab oo duqey u tababaraysa sida loo xasuuqo muslimiinta: SAWIRO

Argagixisada Shabaab ayaa duqey u tababaraysa sida loo xasuuqo muslimiinta. Duqeydan oo ahayd inay u adeegaan shacabkooda wanaagana faraan ayaa argagixisadu uga faaiideysatay inay ku fushati dantooda.



Argagixisada ayaa odayadan kaga dhuumanaysa weerarka lagu hayo ayagoo goob barxada ku soo uruuriyay dad khasab ku daawanaya xasuuqa la barayo odayadan.



Argagixisada ayaan xataa ka xishoon dumarka oo bara sida loo dilo Somalida, ayadoo hore loo ogaa inay ku adeegsadaan caruurta iyo dadka caqligoodu ku filneyn ee shilimaadka loo tuuro.



Sawiradan ayaa laga soo qaadey fagaaraha Macalin Aadfan ee degmada Jilib oo ah meelaha tirade yar ee ay welli joogaan.

 

M

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS