Prof Cabdisalaan Yaasiin oo ka mida siyaasiyiinta Somaliland ayaa Muuse Biixi siiyay talo fiican una sheegay inuu joojiyo la hadalka Koofurta Somaliya ee ay daba ordayaan.
Maamulka gooni goosadka ayaa sumcad ku hela la hadalka Koofurta Somaliya, waxana taageereyaashu ku booriyaan inay kordhiyaan ayagoo dhinaca kale cadaadis saaraya madaxda Koofurta Somaliya.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=lGXkETIj_PI[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay