Somali meydkiisa laga helay gaari dhexdiisa dalkaasi Kanada. Cigaal Daa’uud oo 30 Sano-jir ah. Boolisku mashaacin in Muwaadinkan Soomaaliyeed in Gaariga lagu dhex dilay iyo in meelo kale lagu soo dilay balse ay ku gaabsadeen in baadi Goob ku hayaan dadkii ka dambeeyay dilkiisa.
Laanta Dambi Baarista ee Magaalada Ottawa ayaa sheegtay in baaritaan lagu haayo meydkan iyada oo sidoo kalena lagu daba jiro qolada dishay wiilka Soomaaliga ah.
Dalka Canada ayaa tiro dhowr jeer ah waxaa lagu dilay muwaadiniin Soomaaliyeed taas oo walaac ku abuurtay Waalidiinta Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi,sidoo kalena ay cabsi soo wajahday Dhalinyarada Soomaaliyeed.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay