Ciidamo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ayaa baacsi argagixiso ka wada deegaano hoosta maamulka laakiin ay argagixisadu dhibaato ku hayso dadka.
Wasiirka amniga maamulka KG ayaa ciidamada u sheegay in laga doonaayo in ay furaan Wadooyinka ay Go’doomiyeen argagixisada ee dadka ay ku xoogaan.
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku hawlan sidii guluf xoogan loogu qaadi lahaa dhulka ay argagixisadu weli ku sugan tahay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay