04/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dhul biyo mareena oo ku yaala Sanaag oo dadku dahab ka guranayo

Dhul biyo mareena oo ku yaala Sanaag ayaa dadku dahab ka guranayaa. Waxa hore u jirtey in dad ay buuraha ka guran jireen dhagxaan qaalliya kadibna laga siin jirey lacago aad u yar. Sida warbixinta lagu arkayo dadku waxay sheegayaan in dahab dibed baxa uu yahay oo biyaha la socda..



Somaliya ayaa dihan laakiin u baahan in lala soo baxo kheyraadka si dhalaanka looga badbaadiyo burbur iyo mustaqbal xumo. Soo saarista dahabka iyo xaqiijintisa ayaan ahayn hawl fudud.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=3lrNQe80Td0[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS