Gaari kuwa gurmadka ah ayaa lagu wareejiyay isbitaal ku yaal Muqdisho. Wasiirka caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur oo gaadiidkasi guddoonsiisyay hay’addihii loogu talagalay ayaa ka mahadcelisay.
Waxana gaadiidkan ka gacan gaystey hay’ada Qadar. Waxa dhinaca kale la dhagax dhigey masjid laga dhex dhisayo isbitaalka Turkiga ee magaalada Muqdisho.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS






Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay