Madaxweynaha cusub ee Somaliland oo lagu caleemo saaray London. Maxamed Cali Suudi ayaa xaflad ka dhacdey xaafad ka tirsan London si weyna looga soo qaybgalay loogu caleemo saaray madaxweynaha Somaliland.
Madaxweynaha oo dadkii isugu yimi la hadlay ayaa taabtey cadaalad xumadii ka dhacdey doorashadii Somaliland ee uu ku shubtey Muuse Biixi.
Ilaa iyo intii ka dambeysay doorashadii sida xun uga dhacdey Somaliland waxa siyaasiyiinta Somaliland isku dayaayeen inay badbaadiyaan lana helo maamul dadka wada dega ka dhexeeya.
Madaxweynaha la caleemo saaray ee Maxamed Cali Suudi ayaa sheegay inuu ka xunyahay xariga Jeegaantu u gaysatey madaxweynaha Saaxil state, kana xumaadey xariga loo gaystey qoraa Nimco Qorane oo Jeegaanta oo Xamar tagta markasta ay u gaysteen.
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay