Darbi jiifka magaalada Boorama ayaa helay dhar xilli dhaxantii xumeyd baxdey. Dadkan ayaa ku dhibaateysan magaalada oo ayna jirin cid daryeesha. Waxa dharkan qaybisay wasaarada ku magacaaban shaqada oo hadda isku rogtey wasarada arimaha daryeelka.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=kVxp24lBbt0[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay