12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dawlad deegaanka Somalida oo xabsiga ka sii daysay maxaabiis: SAWIRO

Dawlad deegaanka Somalida ayaa xabsiga ka sii daysay maxaabiis badan oo gaaraysa 1500. Maxaabiistan ayaa la sheegay inay ka tirsan ururka ONLF ee ka soo horjeeda dawlada Itoobiya.



Dadkaan faraha badan ayaa laga sii daayay Xabsiga Jeel Ogaadeeniya.

Dowladda Itoobiya ayaa dhawaan xabsiga ka siidaysay boqolaal ka mid ah Kooxaha Mucaaradka ah ee Oromadda.

Ra’iisul wasaarihii Itoobiya ayaa dhawaan ku dhawaaqay in uu iscasilay ka dib markii uu sheegay in rabshaddaha dalkaasi ay bateen.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS