12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoonka barlamaanka oo la kulmey RW xigeenka Turkiga: SAWIRO

Gudoonka barlamaanka ayaa la kulmey RW xigeenka Turkiga. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa Ka qeyb galay Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Dalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) , guddiga saaxiibtinimada Turkiga iyo Soomaaliya ee Golaha Shacabka Soomaaliya iyo guddig Arrimaha dibedda ee Golaha Shacabka.



Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/laahi ayaa Turkiga uga Mahadceliyey Taageeradda ay Shacabka Soomaaliyeed la garab taagan yihiin gaar ahaan sidii ay inoogu soo gurmadeen Musabadii 14 October.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS