19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Warar faahfaahsan oo ka soo baxaya naftii halige is qarxiyay

Warar faahfaahsan ayaa ka soo baxaya naftii halige isku qarxiyay duleedka Muqdisho. Naftii haligahan ayaa isku qarxiyay bar xanibaad oo ku taal duleedka Muqdisho.



Gaari uu watey argagixiskan ayaa markuu arkey askarta joogta meesha ee soo jeeda si weyna u feejigan ayuu naftii haligahani is qarxiyay gaariga ayuu yiri masuul u hadley dawlada.



Khasaaraha qaraxan ka dhashay ayaa dadka degaanka waxa ay ku sheegeen in ay ku dhinteen laba qof oo mid ka mid ah uu ahaa shacab, halka Afar qof oo kalena ay ku dhaawacmeen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS